Wiil 14-sano jir ah oo Telfoon dartiis loogu dilay magaalada Jowhar

Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle waxaa xalay ka dhacay dil dad badan ka argagaxeen, kaddib markii askari katirsan ciidanka dowladda halkaasi ku dilay wiil yar oo 14-sano jir ahaa. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in nin ku hubeesnaa dareeska ciidanka dowladda dil u geestay Cabdiraxmaan Sheekh Cismaan Xuundow oo ahaa 14-sano jir, wiilkan ayaana la … Continue reading Wiil 14-sano jir ah oo Telfoon dartiis loogu dilay magaalada Jowhar